Saameyn xooggan oo ka dhalatay weerarkii xalay dowladda Iran ku qaaday Isra’il

Dalal badan oo ku yaalla bariga dhexe ayaa si ku meel gaadh ah u xiray hawadooda, ka dib weerarkii ay Iran ku qaaday Israa’iil, waxaana la hakiyey duulimaadyo badan, halka kuwii hawada kusoo jirayna loo leexiyey meelo kale. Israa’iil ayaa xalay sheegtay inay xirtay hawadeeda, iyada oo la hakiyey duulimaadyadii iman jiray garoonka diyaaradaha ee … Continue reading Saameyn xooggan oo ka dhalatay weerarkii xalay dowladda Iran ku qaaday Isra’il